Wargelin Muhiim ah! Dhammaan ardayda dhigata Jaamacadda iyo qalin-jabiyaasha waxaa lagu wargelinayaa in ID HEMIS kooda ay iska hubiyaan linkigaan hemis.alhilaluniversity.edu.so F.G: Haddii aad ka waysid xogtaada fadlan si toos ah ula xiriir Xafiiska Diiwanyaha Jaamacadda oo wac 0610526060 ugu dambayn 24 March 2025. Mahadsanidiin